Watch here on a Program of Tax Collection System (Video)
Click Hire Video : https://www.youtube.com/watch?v=9lGGbS_JWlY
Watch here on a Program of Tax Collection System (Video) Read More »
Click Hire Video : https://www.youtube.com/watch?v=9lGGbS_JWlY
Watch here on a Program of Tax Collection System (Video) Read More »
{Mr. Gumbe, Diakonia Program officer speaking to the participants} {Director General of Public Work explaining there is a lack of land law and land policy} Introduction The Review on legal and regulatory framework on assets/property programme was aimed to document the property ownership system that is in existence in Puntland. KAALO conducted 8workshops in
Hay’adda maxaliga ah ee Kaalo ayaa waxay deeq lacag ah gaarsiisay qaar ka mid ah qoysaskii ku cayroobay duufaantii barafka & qabowga watay ee ka da’ay deegaano gobalada Bari iyo Nugaal. Deeqdan lacagta ah oo ay kaalo qoysaska u qaybisay ayaa ka timi Hay’adda OXFORM waxayna ugu talo gashay in la gaarsiiyo qoysaska ay waxyeeladu kasoo gaartay
KAALO AND SHAQOODN ORGANIZATION SUPPORT TO THE YOUTH PARTICIPATION IN THE PEACEFUL SELECTION PROCESS OF PARLIAMENTARY AND PRESIDENTIAL ELECTIONS IN PUNTLNAD
(Sawirro) KAALO oo aqoon iswaydaarsi u qabatay Shaqaalaha Maaliyada iyo Canshuur bixiyayaasha Puntland. Hay’adda wadaniga ah ee KAALO ayaa aqoon isweydaarsi u qabatay qaybaha kala duwan ee bulshadda & Hay,adaha maaliayadda Puntland,aqoonisweydaarsiga oo ka dhacay Hoolka shirarka ee GOB-SOOR ayaa waxaa looga arrinsanayey Hanaanka Canshuraha Puntland & sida loo hagaajin karo qaadistooda. Aqoon isweydaarsigan oo
Kulanka oo ay kasoo qayb galeen haween,dhalinyaro,Nabadoono,xubno ka tirsan shaqaalaha dowlada hoose ee degmada Bosaso,Culumaa’udiin,ururada Bulshada rayidka ah,Booliska iyo Maxkamadaha ayaa maanta ka dhacay magaalada Bosaso ee xarunta Gobolka Bari. Barnaamijka oo lagu baranayay aqoonta Madaniga ah oo loogu talagalay in Bulshada ay fahmaan waxyaabaha xaqa ay u leeyihiin,sida ay ula shaqaynayaan dowlada
Kulanka oo ay soo qayb galeen ,dhalinyaro,haween,Booliska,Maxkamadaha,shaqaalaha dowlada hoose,Nabadoono iyo Culumaa’udiin ayaa maanta ka dhacay magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar. Ujeedada kulanka ayaa waxa saldhig u ahaa Barnaamijka aqoonta Madaniga ah oo loogu talagalay in Bulshada ay fahmaan waxyaabaha xaqa ay u leeyihiin,sida ay ula shaqaynayaan dowlada iyo habka wannaagsan ee Dimuqraadiyadda. Nuur Shire
Tababar ku saabsan Barnaamijka aqoonta Madaniga ah oo qardho lagu qabtay (sawiiro) Read More »
PRESS RELEASE: For Immediate Release Somalia Region Hit by Cyclone Urgently Needs Aid, Agencies Say People are in dire need of food, clean drinking water and shelter Nairobi November 29 2013 – Over 100,000 people devastated by the recent cyclone in Somalia are in urgent need of humanitarian assistance, aid agencies report. The tropical
PRESS RELEASE: For Immediate Release Somalia Region Hit by Cyclone Urgently Needs Aid Read More »
From 10th to 14th November 2013, a team of Kaalo Aid and Development organization, consisting of three persons extended visits to more than 20 villages and settlements which are located in the severely affected areas by the tropical cyclone under Dangorayo and Eyl districts of Nugal region. The team also visited rural households of about
Cyclone report on severely affected areas Read More »
August 2013 Kaalo TVET Sector Strengthening Program Phase Progress report on Mid