KAALO oo aqoon iswaydaarsi u qabatay Shaqaalaha Maaliyada iyo Canshuur bixiyayaasha Puntland.
(Sawirro) KAALO oo aqoon iswaydaarsi u qabatay Shaqaalaha Maaliyada iyo Canshuur bixiyayaasha Puntland. Hay’adda wadaniga ah ee KAALO ayaa aqoon isweydaarsi u qabatay qaybaha kala duwan ee bulshadda & Hay,adaha maaliayadda Puntland,aqoonisweydaarsiga oo ka dhacay Hoolka shirarka ee GOB-SOOR ayaa waxaa looga arrinsanayey Hanaanka Canshuraha Puntland & sida loo hagaajin karo qaadistooda. Aqoon isweydaarsigan oo […]