Deeq lacaga oo la gaarsiisay qaar ka mid ah qoysaskii ku cayroobay duufaantii barafka & qabowga watay ee ka da’ay deegaano gobalada Bari iyo Nugaal.(Sawiiro)
Hay’adda maxaliga ah ee Kaalo ayaa waxay deeq lacag ah gaarsiisay qaar ka mid ah qoysaskii ku cayroobay duufaantii barafka & qabowga watay ee ka da’ay deegaano gobalada Bari iyo Nugaal. Deeqdan lacagta ah oo ay kaalo qoysaska u qaybisay ayaa ka timi Hay’adda OXFORM waxayna ugu talo gashay in la gaarsiiyo qoysaska ay waxyeeladu kasoo gaartay […]
