KAALO

December 21, 2013

(Sawiro) Hay’ada KAALO oo magaalada Bosaso ku qabatay kulan ku saabsan aqoonta Madaniga ah

  Kulanka oo ay kasoo qayb galeen haween,dhalinyaro,Nabadoono,xubno ka tirsan shaqaalaha dowlada hoose ee degmada Bosaso,Culumaa’udiin,ururada Bulshada rayidka ah,Booliska iyo Maxkamadaha ayaa maanta ka dhacay magaalada Bosaso ee xarunta Gobolka Bari.   Barnaamijka oo lagu baranayay aqoonta Madaniga ah oo loogu talagalay in Bulshada ay fahmaan waxyaabaha xaqa ay u leeyihiin,sida ay ula shaqaynayaan dowlada […]

(Sawiro) Hay’ada KAALO oo magaalada Bosaso ku qabatay kulan ku saabsan aqoonta Madaniga ah Read More »

Tababar ku saabsan Barnaamijka aqoonta Madaniga ah oo qardho lagu qabtay (sawiiro)

Kulanka oo ay soo qayb galeen ,dhalinyaro,haween,Booliska,Maxkamadaha,shaqaalaha dowlada hoose,Nabadoono iyo Culumaa’udiin ayaa maanta ka dhacay magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar. Ujeedada kulanka ayaa waxa saldhig u ahaa Barnaamijka aqoonta Madaniga ah oo loogu talagalay in Bulshada ay fahmaan waxyaabaha xaqa ay u leeyihiin,sida ay ula shaqaynayaan dowlada iyo habka wannaagsan ee Dimuqraadiyadda. Nuur Shire

Tababar ku saabsan Barnaamijka aqoonta Madaniga ah oo qardho lagu qabtay (sawiiro) Read More »

Scroll to Top